Madaxweyne Jair Bolsonaro oo kumanaan dollar lagu ganaaxay (Sababta)

Maxkamad ku taal dalka Brazil ayaa ku xukuntay Madaxweynaha dalkaas lacag dhan $3500 oo dollar oo magdhow uu u siinayo haweenay saxafiyad ah oo uu bahdil iyo afgalaado u geystay. Jair Bolsonaro ayaa bishii Febraayo ee sanadkii 2020 sheegay in haweenayda weriyaha ah ay jirkeeda u bixiso si ay u hesho xogaha lidka ku ah … Continue reading Madaxweyne Jair Bolsonaro oo kumanaan dollar lagu ganaaxay (Sababta)